somalitotalmedia

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisul Wasaaraha Turkiga loo aqoonsado Shaqsiga Sannadka
Isniin, December 26, 2011 (Somalitotalmedia.com) − Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada DKMG ah ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay shaqsiga mudan in la siiyo sannadkan billad sharafta ay Qarammada Midoobay bixiso ee loo yaqaan United Nations Population Award.

Kulanka wasiirrada oo uu guddoominayay ku simah ra’iisul wasaaraha, ahna wasiirka arrimah dibadda Soomaaliya, Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim ayaa u sharraxay wasiirrada billad sharafta Qarammada Midoobay ay bixiso iyo in dowladda KMG ah ee Soomaaliya looga baahan yahay inay si deg-deg ah u gudbiyaan shaqsiga ay u arkaan inuu muteystay billaddan.

Sanad walba guddiga Qarmamada Midoobey u qaabilsan billad sharafta (United Nations Population Award) ayaa waxay guddoonsiiyaan shaqsigii ama hay’adii loo garto inay kaalin mug leh ka qaateen dhiirri-gelinta ama wecyi-gelinta bulshada caalamka ama xalintooda.

Bilad Sharaftan ayaa waxaa lagu aasaasay qaraarkii golaha guud ee Qarammada Midoobey 36/201, ee bishii november 1981, iyadoo markii ugu horreysay la bixiyey 1983-dii. Billaddu waxay isugu jirta: billadda dahab ah, shahaado iyo lacag.

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa laga sugayaa ka hor 31-ka December 2011; inay gudbiyaan shaqsiga ay u garteen inuu mudan yahay bilad sharaftan.

Golaha wasiirrada oo aad uga dooddan arrintan ayaa waxay u garteen ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan in loo aqoonsado shaqsiga ugu mudan caalamka in la guddoonsiiyo billad sharaftan, isla markaana ay dowladda Soomaaliya u gudbiso Qarammada Midoobay musharaxnimadiisa.

Qarammada Midoobey ayaa ku dhawaaqi doonto shaqsiyaadka muteystay billad-sharaftan bisha Maarso ee sannadka 2012, iyadoo xoghayaha guud uu guddoonsiin doono shaqsigaas biladda marka la gaaro bisha Juun ee 2012.

Maxamed Xaaji Xuseen,

Muqdisho, Soomaaliya

China donates equipment to AMISOM
China on Sunday provided a donation worth about 30 million Chinese RMB (around $4.76 million) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM) in support of the Union’s peace building effort in that country.

Xie Xiaoyan, the newly appointed Chinese ambassador to Ethiopia and Permanent Representative of China to the AU, has handed over the donation to Ramtane Lamamra, AU Commissioner for Peace and Security in a ceremony held at the AU Headquarters in Addis Ababa, Ethiopia.

Speaking on the occasion, Xie said China plays positive role in peace and security of the African continent. He said China continues working with the AU in the area of peace and security on the continent.

Ramtane said the donation is another contribution of China in support of AU’s peace building effort in Somalia.

The Commissioner said the contribution would reinforce the effectiveness and efficiency of AMISOM.

He also commended the Chinese government for the donation and expressed hope that China would further cooperate with the AU in peace and security as well as in others areas.

The Commissioner particularly told Xinhua that he had a fruitful discussion with the Chinese Ambassador on the strategic partnership between China and the AU.

“We have covered a number of grounds including the most important issues in Africa, those governance related crisis and conflicts as well as the crisis and conflicts that we are experiencing in the Horn of Africa and that is essential issues related to Sudan and to Somalia,” said the Commissioner.

“The signing of this agreement by which the Chinese government is once making yet another contribution to the peace making, and peace building effort which has been developed by the AU through AMISOM. This is indeed an important contribution in kind by China which would reinforce the effectiveness and efficiency of AMISOM by providing AMISOM with some troop protection equipment the focus being on the need for us to rise the level of comfort of protection and security of our peacekeepers and we are glad that China is on position to assist us in that effort,” he noted.

Lamamra has also stated that China has been cooperating with Africa in different sectors to the development and strengthening of human and institutional capacity of the African continent.

“This is not the first contribution and certainly it is not the last one. Very symbolic is we move towards the dedication of the new office and conference complex which is donated by the government of China, one has to remind all of us this significant and steady contribution of China not only to peace and security of the continent, but also to the development and strengthening of the human and the institutional capacity of our continent,” said the Commissioner.

“This is a strategic partnership that encompasses all fields of activities and our sectors,” he said, adding that “as we moved more forward developing our partnership and cooperation, then there will be other achievements in the peace and security as well as in other areas.”

Monday, December 26, 2011

Heshiiska Neyrobi, Al-Shabaab iyo Dano kale!
Mawqif kala duwan

Waxaa dharaarta ka cad in xaaladda siyaasadeed ee dalka ka taagan ay tahay mid xush ah ama aad u jilicasan oo, isla markaana, ay muuqto inaysan laheyn qorshe sugan oo ka ambaqaada argti ku jihiheysan maareynta umuuraha socda iyo qaarka sida lama filaanka ah ku yimaada

Xaqiiqadaas waxaa tusaale cad u ah siyaabaha kala duwan ee madaxda Dowladda ku uga hadleen soo galitaanka ciidamada Keenya gudaha dhulka Soomaaliya, iyagoo, waa Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wassaraha, markii hore uu ninba mar siiyay war-baahinta aragti ka duwan kan kale oo ku saabsan dhacdadaas

Dhinaca Baarlamaanka, xildhibaanadu waxay iyaguna u kala bexeen qaar u riyaaqay in Keenya askarteeda usoo dirto gudah Soomaaliya si ay ula dagaalamaan ama u edbiyaan Xarakada Al-Shabaab; iyadoo qaar kalena ay diideen una arkeyn xad gudub lagu sameeyay badaxbanaanida qaranimada Soomaaliyeed

Xildhibaanada diidan waxay si cad u yiraahdeyn in Dowladda Keenya aysan heysan sharci u ogolaanaya in gudaha Soomaaliya ay ka fulido hawlo military oo noocaas ah iyadoo aan ogolaasho cad ka heysan Qaramada Midowbay, Midowga Afrika ama Dowladda iyo Baarlamaanka Soomaaliyeed

Sidoo kale, qaar ka tirsan hogaamiyaasha maamul goboleedyada dalka iyo madaxa ururo siyaasadeed ayaa soo dhaweeyay in ciidamada Keenya ay gudaha Soomaaliya kula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab, iyadoo, weliba, hogaamiyaashees qaarkood ay ku dhiiriyeen dhammaan wadamada dariska ah inay ciidamadooda usoo diraan gudaha Soomaaliya si loo cirib tiro Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab

Mawqifka kale duwan ee siyaasiinta Soomaalidu qaadatay waxuu si weyn uga careysiiday mas’uuliinta Keenya oo runtii, si gaar ah, u dhaliilay mawqifka Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, taasoo xubno ka tirsan madaxda dalkaas, asal ahaana kasoo jeeda Soomaalida gobollada Woqooyi Bari Keenya iyo, weliba, siyaasiyiin kale oo ku sugan Neyrobi ay ku tuhmay Madaxeynaha Soomaaliya inuu u janjeero dhinaca Al-Shabaab

Sida jirta, muranku markii uu aad u kululaa, wax faalo ah kama uusan bixin ninka Xog-hayaha QM wakiilka uga ah arrimaha Soomaaliya safiir Augustine Mahiga, isagoo weliba, malmahaas qaarkood ku sugnaa magaalada Muqdishow

Taas waxaa raaca, in dowladaha dariska ah aysan dhinacooda wax war ah oo ku saabsan arrintan kasoo bixin; Itoobiya, gaar ahaan, si muuqata uma soo dhaween ciidamada Keenya ee galay gudaha Soomaaliya, halka ay wadamada Tanzaniya iyo Koofur Afrika ay  taageereen go’aanka ay qaadatay dowladda Keenya

Waxaa hubaal ah in dowladaha Yugandha iyo Burundi ee ciidamadoodu magaca Midowga Afrika iyo fasax, (MANDATE) Qaramada Midoobey ku joogaag Soomaaliya, in muddo ahna dagaal dheer kula jireen kooxda Al-Shabaab, in labadaas dal, sababo jira awgood, aysan ku farxsaneyn in dowladaha Keenya ama, mustaqbalka, Itoobiya ay ciidamadooda si toos ah gudaha Soomaaliya uga dagaalamaan; taaso laga war qabo in Itoobiya ay horey ugu guul dareysatay arrintaas

Heshiis dib nacay

Inkastoo ugu danbeyntii, labda dowladood Soomaaliya iyo Keenya ay dhamaadkii bishii Oktoober ee lasoo dhaafay heshiis faahfaahsan, (Detailed Agreement), ku kala saxiixdeen magaalada Neyroobi, halkaasna, sida muuqata, ku ‘hakaday’ is af-garnwaagii u dhexeeyay labada dowladood, ayaa waxaa shaki ku jiraa in dhinaca hogaamiyaasha Soomaalida uu khilaafkoodu sidaas ku dhamaaday

Marka, xagga waqtiga, la fiiriyo, waxaa heshiiska la saxiixay iyadoo ciidamada Keenaya ay joogaan gudaha Soomaaliya, taas oo aheyd tan keenta in siyaasiyiinta Soomaalidu ay  isku khilaafaan xaaladdaas; welina aan la ogeen ama la saadalin karin sida xaalku noqon doona, haddiiba ay dhacdo, marka heshiiska la hor geeyo Golaha Barlamaanka

Waxaa, ka hore, inta khilaafku uusan soo bixin si hoose looga hadlayay in qorshaha ku saabsan Astaamaha Jid-marka, (Road map), ee la doonayo in dalka looga saaro marxaladda KMG ah, ay arrintaas madaxda sare DKMG ah ku hawlanaayeen qorshe iyo ololeen; kaasoo mas’uul walba si kali ah, ama isbaheysi aan laba geesood ka badneyn shaxdeed dagayo

Xaaladahaas oo dhan, iyo haddii lagu daro muranka maalmahan danbe socday, arintu tusinmaydo inay ka jirto dhinaca madaxda dalka kalsooni iyo wada shaqyn daacad ah, taasoo hagad galineysa dadaalka ku wajahan in dalka si dhaqso ah looga bixiyo dhibaatooyinka badan ee jira

Al-Shabaab iyo amaanka Keenya

Waa muuqataa in Xarakada Al-Shabaab ay mareyso marxalad gabal dhac ah, waqtigooduna soo koobmay, dhinaco badan looga yimid; mana ah, oo kaliya, in awoodood ciidan ku naafowday dagaaladii cuslaa ay la galeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee keenay in magaalada Xamar, badankeeda, laga saaro; ha yeeshee, guul darada Al-Shabaab heysata waxaa ugu weyn in dad weynuhu dayriyay fakarkooda diineyd ee ku dhisan dilka iyo gaaleynta

Haddii aan si kale u sheego: fahamka gaaban ee, markii horaba, ahaa mid ka baxsan xaqiiqada Diinta Islaamka, isla markaana ka horjeeda doonista bulshada ee dagaalka sokeeye oo ku dheeraaday awgiis, baahi weyn u qabta nabad, dowladnimo iyo nolol caadi ah, ayaa ahaa mid ku xukuman fashal

Dhinac kale, waxaa arrin aan leys weydiinayn ah, in jiritaanka ururka Al-Shabaab uu dhibaato iyo walwal weyn ku yahay Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah; dowladda Keenyana ay dhawaan ku eedaysay Al-Shabaab inay dad shisheeye ah ka af-duubeyn gudaha dalkeeda, iyagoo dhinaca Soomaaliya u kaxeeyay, kuna haya meelo qarsoodi ah, taasoo ah arrinta sababta in ciidamada Keenya u gudbaan soohdinta dhinaca Soomaalia

Xaalkaa oo sidaas ah, ayaa su’aashu waxay tahay: wareerka circa, dhulka iyo xatta badda ee ciidamada Keenya soo qaadeyn ma waxuu ku wajahanyahay, oo kaliya, kooxda Al-Shabaab iyo meelaha sal dhigga u ah, mise waa mid u jeedo-badan ah, (Multi-purpose) oo dano ISTIRATIIJIYADEED ku lifaaqantahay?! –taasoo weliba la ogsoonyahay in Keenya ka mid tahay ah wadamda darsika Soomaaliya la ah, kalana dhexeeydo muran dhuleed oo laga dhaxlay gumeysgii Reer Yurub

Dadka la socoda umuuraha Geeska Afrika, sida gaarka ahna isha ugu haya wadciga siyaasadeed ee ka dhashay soo galitaanka ciidamada Keenya Soomaaliya kama hadlayaan, oo kaliya, qorshaha dhinaca ammaanka ee Keenya dooneyso inay ku taageerto dhismaha maamul goboleedka ASAANIYA, oo ay rabto inuu u noqdo Deyr ilaalo, (Security Zone), oo ku wajahan Xarakada Al-Shabaab, lakiin waxaa iyana meesha ku jirta arrinta ku saabsan soohdimeynta badda u dhexeyda labada dal iyo haddii baaritaan mustaqbalka laga sameynayo shidaal iyo macaadan kale oo la tuhunsanyahay inay ku jirto halkaas

Hubaal, shaki kuma jiro in ururka Al-Shabaab uu maryo marxalad quus ah oo hankoodii ahaa inay Soomaaliya ka hir-galiyaan DOWLAD NUUCOODA AH ay taas dabeyluhu la tageen; isla markaa shaki kuma jiro in ururku, weli, geysan karo falal danbi oo naxdin badan sida kii Hotel Shaamo ee Diseember 2009 ama sida kii Hotel Muna ee Augost 2010 iyo kii bishii Oktoobar ee na dhaaftay ka dhacda Wassaradda Hargaha iyo Saamaha

Waxaan ogsoonahay in, sidaas oo kale, Al-Shabaab ay dhawr meelood oo Soomaaliya ka mid ah sida magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso ay fal noocaas ah ka fuliyeen bishii Oktobar 2008, iyo kii ay ka geysteen magaalada Baladweyne 18-kii Juun 2009 oo ay ku dileyn rag badan oo wax tar ahaa

Meelaha  Soomaaliya ka baxsan, waxaa ugu weyn qaraxyadii lagu le’day ee kooxdu ka geystay magaalada Kambaala, caasimadda Yugandha, 11-kii Juun 2010 taasoo noqotay dhacdo dowladaha dariska ah iyo wadmo kaleba ka fajiciday

Sidaa darteed, waxay is weydiin mudan: goormaa danta Soomaalida, ee mar welba khatar nuuc cusub ah gasha, ay ka badbaadi doontaa hagarta dowladaha dariska ah, ururo xag-jir ah, hogaamiye kooxeed iyo dalaal dano shisheeye wakiil u ah?!

Allaahayow, adigaa Soomaaliya u maqan!!

Source by:Qore: Xassan Xayle

hassanhaile@hotmail.com

UDOOMIYAHA URURKA HAWEENKA QARNKA SOOMAALIYEED OO KA QEYBEGASHEY CAYAARO LAGU QABTEY MUQDISHU.‏
GUDOOMIYAHA URURKA HAWEENKA QARNKA SOOMAALIYEED CAASHO OMAR GESEDIR OO KA QEYBEGASHEY,CAYAARO ,LAGU QABANAAYO MAGAALADA MUQDISHU,IYADA OO DHIIRIGELINEYSO SPORTIGA SOOMAALIYEED IYO MUTAQABALKA  ,HOOYADA SOOMAALIYEED .

WAX AY XILIGAAN KAL GUUR OO CAKIRAN U DUUBATEY SIDA AY HOOYADA SOOMAALIYEED KU BADBADIN LAHEYDA MAANTA WAX AY KU DARSATEY SPORTIGA.

GUDOOMIYAHA URURKA HAWEENKA QARANKA SOOMALIYEED CAASHO OMAR GESEDIR ,WAX AY KA SOO JEEDA QOYSA SPORTI .OO WAX  AY WALAAL YIHIIN XIDIGTII KUBBADA KOLAYGA SOOMALIYED

EE KOOXADDA MUQDISHU IYO XULKA QARANKA SOOMAALIYEED RUQIYO OMAR GEESEDIR.

WAXAAN TARTANKA SOO QABQABAN QAABIYEY CAYAARTOOYADII HORE EE SERIA A .

WAXAAN UU KU DHAMAADEY GUUL.

BY NURADIN EEBOW

SOMALI SPORT HOLLAND

GOBOLKA LIMBURG

HOLLAND

SOMALISPORTHOLLAND@HOTMAIL.COM

Xarakada Al-shabaab oo 16 hay’ado Samofal ah ka joojiyay shaqooyinkii ay ka hayeen gobollada ay ka taliso
Isniin, November 28, 2011 (http://somalitotalmedia.com) − Xarakada Al-shabaab oo ka talisa gobollo badan oo Soomaaliya ku yaalla ayaa maanta ka joojisay 16 hay’adood oo kuwa gargaarka ah shaqooyinkii ay ka hayeen gobollada ay ka taliyaan, sida lagu sheegay war ay saxaafadda ugu talogaleen oo Isniinta maanta ah ay soo saareen.

Warsaxaafadka oo kasoo baxay xafiiska xafiiska la socodka haya’daha ajnabiga ah ee Xarakada Al-shabaab oo marka lasoo gaabiyo loogu yeero (OSAFA) ayaa lagu sheegay in baaris hal sano socotay oo hay’adaha lagu hayay ay go’aansadeen inay maanta oo Isniin ah ka joojiyeen howlihii ay ka haleen Soomaaliya.

Hay’adaha shaqooyinka laga joojiyay ayaa waxay isugu jiraan hay’adaha Qarammada Midoobay, kuwo reer galbeed ah iyo hay’adda Saacid oo Soomaali ah. Waxayna kala yihiin:

Office of the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR)

World Health Organisation (WHO)

United Nations Children’s Fund (UNICEF)

United Nations Population Fund (UNFPA)

United Nations Office for Project Services (UNOPS)

Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU)

Norwegian Refugee Council (NRC)

Danish Refugee Council (DRC)

Concern

Norwegian Church Aid (NCA)

Cooperazione Internazionale (COOPI)

Swedish African Welfare Alliance (SAWA)

German Agency For Technical Cooperation (GTZ)

Action Contre la Faim (ACF)

Solidarity

Saacid

Xarakada Al-shabaab ayaa hay’adaha ay shaqooyinka ka joojisay ku eedeysay inay qaarkood isticmaalaan xogo aan sax ahayn oo ku saabsan howlaha ay qabteen iyo sidoo kale xogo ku saabsan dadka ku nool deegaannada ay howlaha ka qabteen oo aan sax ahayn.

Sidoo kale, waxaa hay’adaha lagu eedeeyay inay wakiillo u yihiin kaniisado, ayna gudbiyaan warar ka dhan ah muslimiinta, gaar ahaan mujaahidiinta. Iyagoo sheegay inay caawiyaan kuwa doonaya inay burburiyaan ismaamulka shareecada Islaamka.

Hay’adahan ayaa eedeymaha loo jeediyay waxaa sidoo kale ka mid ah inay ka shaqeynayaan sidii la isaga horkeeni lahaa beelaha Soomaaliyeed, dalka oo dhan loogu baahin lahaa colaado.

Waxyaabaha kale ee lagu eedeeyay hay’adaha ayaa waxaa ka mid ah inay lugta kula jiraan sidii ay u curyaamin lahaayeen wax-soosaarka dalka, sida dhaqashada xoolaha nool iyo beeraha, si ay dadka Soomaaliyeed iyaga ugu hoos-noolaadaan.

Sidoo kale waxaa eedaha hay’adahan loosoo jeediyay ka mid ah inay mas’uul ka yihiin qoxootiga dalka ka cararaya, sidoo kalena aysan ogolayn inay sameeyaan xal loo helo dhibaatooyinka haysta dadka ku barakacsan gudaha Soomaaliya.

Xarrakada Al-shabaab ayaa uga digtay hay’adaha kale inay la shaqeeyaan 16-ka hay’adood ee ay ka joojisay howlihii samofal ee ay ka hayeen gobollada bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, waxaana lagu sheegay warxaafadeedka in hay’addii lagu helo inay la shaqeynayso hay’adahaas iyadana laga joojin doono shaqada ay hayso iyadoo aan wax ogeysiin ah la siin.

Ma ahan markii ugu horreysay oo Xarakada Al-shabaab ay shaqooyinkii ka joojisay hay’ado gargaar oo ka howlgala gobollada ay ka taliso, waxaase sannadkii 2010 ay shaqooyinkii ka joojisay in ka badan 10-hay’adood oo ay ku jiraan kuwa Qarammada Midoobay.

Maxamed Xaaji Xuseen,

Muqdisho, Soomaaliya

UN chief “condemns in strongest possible terms” seizure of NGO property by Al-Shabaab
UNITED NATIONS (Xinhua) — UN Secretary-General Ban Ki- moon on Monday”condemns in the strongest possible terms” the seizure of property and equipment fromnon-governmental organizations (NGOs) by Al-Shabaab militants in Somalia.

“The secretary-general condemns, in the strongest possible terms, Al-Shabaab’sseizure of property and equipment belonging to several non-governmentalorganizations and United Nations agencies earlier today,” said a statement releasedhere by Ban’s spokesperson.

Calling it a “brazen act,” the secretary-general said it prevents these organizations fromproviding life-saving assistance.

“The secretary-general demands that Al-Shabaab vacate the premises and returnseized property to the affected agencies and NGOs,” said the statement. “He calls forthe ban imposed today by Al-Shabaab against these humanitarian organizations to belifted immediately.”

Meanwhile, Ban further called on all parties in Somalia to respect internationalhumanitarian law.

In a related development, Al-Shabaab on Monday said they were banning 16humanitarian agencies operating in the famine-hit horn of Africa nation, accusing themof involvement in “illicit activities.”

The agencies that were banned include Office of the United Nations High Commissionerfor Refugees (UNHCR), World Health Organization (WHO), United Nations Children’sFund (UNICEF), United Nations Population Fund (UNFPA), and United Nations Officefor Project Services (UNOPS).

This is the second time the militants group issued such bans but the announcement todisallow the agencies is wider in scope and including most of humanitarian agenciesthat banned in past edicts by the group.

Somalia is recovering from a severe drought and famine described as the worst in morethan half a century which forced hundreds of thousands out of their villages intoneighboring Kenyan and Ethiopia. Some have fled to the government controlled Somalicapital Mogadishu.

Source: Xinhua

Tuesday, November 29, 2011

Xildhibaan Maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariistee Xildhibaan Aadan Buulle Maxamed (Ergel) oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamanka ayaa duhurnimadii maanta kooxo hubeeysani ku dileen degmada Wadajir ee G/Banaadir.

Geerida xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyay Xildhibaannada Baarlamaanka KMG iyo ehelada reer Buulle, sidoo kale waxay sheegeen in xilliga la dilayay marxuumka geeriyooday uu soo eeganayay guri uu ku lahaa degmada wadajir, waxaana la xaqiijiyay in rag bistoolado ku hubeysan ay marxuumka toogasho ku dileen kadibna baxsadeen. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Somalitotalmedia.com: Muqdisho

Wednesday, November 09, 2011

Farriinta Shacabka Kenya ee Internetka: Dil qof Soomaali ah si Alle kuugu Dembi dhaafo.
Shabakadaha dadwaynaha ama loo yaqaan (Ijtimaaciga) ee Internetka sida Facebook iyo Twitter ayay shacabka Kenya ku baahiyeen Oraah xasaasiyad diimeed leh taasi oo ciidanka Kenya ku boorinaysa in ay dilaan shacabka Soomaaliyeed, taasi oo la raaciyay inay helayaan dambi dhaaf.

Kumanaan Kenyaan ah oo ku kulma Bogaga Facebook iyo Twitt-ka ayaa isku boorinayay in askarigii ama qofkii dila qof Soomaali ah uu Dembi dhaaf ka helayo Allaah iyo Kaniisadaha masiixiyiinta guda wadanka Kenya.

(Kill One Somali, God forgive you for ever), dil qof,  hal qof oo Soomaali ah si laguugu dembi dhaafo”.

Kooxahan ayaa la sheegay in ay wadaan Olole balaaran oo ay taageero ugu raadinayaan dagaalka ciidamda Kenya ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya.

Kenya ayaa Soomaliya soo gashay iyadoo ku mar marsiyoonaysa in ay la dagaalamayso xarakada Al-Shabaab waxayna ciidanka Kenya soomaaliya u soo galeen gudaha Gedo iyo Jubooyinka dhul dhan 100 KM.

Somalitotalmedia.com: Monitoring Desk

Wednesday, November 09, 2011

CAIR Claims 2 Metro Somali Leaders are Anti-Muslim
MINNEAPOLIS – The Council on American-Islamic Relations (CAIR) is blasting two high-profile leaders in the metro Somali community as anti-Muslim ahead of a conference with police departments to discuss Somali culture — and the public spat is testing the limits of tolerance.

The controversial claim comes from a group that is no stranger to controversy itself, and the conflict centers over who speaks for the local Somali community, which is a complicated mesh of 15 separate groups with deep cultural and religious divides.

“I’m not anti-Muslim,” said Omar Jamal. “I’m anti-Islamic terrorism.”

Omar Jamal and Abdi Bihi were the first to blow the whistle on the effort to recruit Minnesotan Somalis for terrorism in Somalia. Three of the young men who disappeared from Minneapolis would later become suicide bombers in Kenya and Somalia for the terror group al-Shabaab.

That stance earned them a seat on CAIR’s bad side, and the group recently sent a letter attacking both men’s education and experience while asking local police departments to boycott a Thursday conference where the two will be keynote speakers.

“These individuals, who have no credibility in the Somali community, are going to be educating law enforcement,” the letter read in part.

Yet, both men have been consulted by government leaders in the past. Jamal is now a United Nations representative of the Somali government. Jamal has also spoken before the National Press Club and has been sought after as a spokesman for the Somali community.

Bihi testified before Congress after his nephew was recruited by al-Shabaab and later died in Somalia, and was featured in a glowing profile by the Washington Post.

In an effort to appease CAIR, former Ramsey County Sheriff Bob Fletcher — who organized the event — said he invited the group to speak at the conference as well, but they declined.

“They refused and said they would not share the stage with Mr. Bihi and Mr. Jamal,” Fletcher said. “I said, ‘Well, that’s what America is. Sharing the stage, sharing of ideas.’”

In a way, that invitation in light of the controversy is ironic because up until a few years ago, the FBI wouldn’t even have contact with CAIR because it was considered by some to be a front for Hamas — and in regards to the radicalization of young Minnesota men, the group’s has never taken a public stance.

Fletcher said CAIR is still welcome at the conference, and will save seats for the group.

“It’s amazing that a group that preaches tolerance would be so intolerant of others — especially about a conference that hasn’t happened,” Fletcher said.

It’s also worth noting that there is not a single Somali man or woman on CAIR’s board, but they still are trying to speak for the community — and influence who else can.

CAIR spokesperson Munazza Humayun told FOX 9 News not a single Minnesota CAIR board member is Somali, although the board is currently considering a Somali member. But subsequently, CAIR President Lori Saroya later called FOX 9 to dispute that, but offered no specifics.

The letter sent to law enforcement agencies was signed by several other groups that deal more directly with the Somali community, including a couple of local mosques. The full letter can be found below.

FOX 9 News reporter Tom Lyden has interviewed Bihi mulitple times and has also investigated several stories related to the Somali community in Minneapolis. After Tuesday’s report, he penned his thoughts on the letter that attacks the two men and how the controversy reflects the division in the community. To get a look inside Tom’s reporter notebook, click here .

Read The Letter here

Source: FoxNews

Wednesday, November 09, 2011

Xildhibaan Mareykan ah oo baarlamaanka uga warbixiyay kooxda Al-Shabaab una mahad celiyay Kenya.
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Mareykanka oo lagu magacaabo “Senator Mark Kirk” ayaa taageeray howlgallada ay dowladda Kenya ka wado gudaha dalka Soomaaliya.

Senator Mark Kirk ayaa khudbadiisa oo dhan kaga hadlay Al-Shabaab, waxaana uu ka sheekeeyay daganaansha la`aanta ay ka wadaan geeska Afrika, weerarada argagixiso ee ay fuliyeen, dhalinyarada ay Mareykanka ka urursadeen iyo khatarta Mareykanka kaga imaan karta Al-Shabaab.

Waxa uu u mahadceliyay dowladda Kenya iyo ciidamadeeda, waxaana uu ugu baaqay dowladda Mareykanka iyo gaashaanbuurta NATO in ay taageeraan dowadda Kenya iyo maleeshiyaadka kale ee soomaalida ah ee horkacaya oo uu ku sheegay Ahlusunna, Raaskamboni iyo Jubaland.

Xildhibaanka ayaa ka digay khatarta kooxda Al-Shabaab, waxaana uu ku micneeyay in ay yihiin kooxda labaad ee argagixiso ee ugu khatarsan aduunka marka laga soo tago Al-Qaacida oo ay xiriir leeyihiin.

Senator Mark Kirk ayaa noqonaya xildhibaankii ugu horeeyay ee taaro howlgallada Kenya ka wado gudaha dalka Soomaaliya.

Source: Calanka